Ciidamo Soomaali iyo Ajaaniib ah oo Weeraray Guri uu lahaa Madaxweynihii hore ee Somalia

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ay wehliyaan ciidamo Ajaaniib ah ayaa labo habeen kahor waxa ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde). Sida aan Wararka ku helnay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya iyo ciidamo ajaaniib ah oo watay diyaaradaha Qumaatiga u kaca ayaa weerar ku … Continue reading Ciidamo Soomaali iyo Ajaaniib ah oo Weeraray Guri uu lahaa Madaxweynihii hore ee Somalia